Madaxweynayaashi hore ee Sooomaaliya Shariif sheikh Axmed iyo Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo soo saaray warsaxaafadeed wadajir ah oo ay uga digayaan in labada cutub ee wax ka bedelka dastuurka ay Baarlamaanku meel mariyaan maanta Sandi ah ay Taariikhda ay tahay 30 Maarso 2024.