Arsenal Oo Heshay Bedelka Sanchez Iyo Ozil

Marco Reus ayaa loo aqoonsaday inuu yahay bedelka ugu macquulsan ee Alexis Sanchez ama Mesut Ozil oo ka tagi kata kooxda Arsenal.

Labada ciyaaryahan ee Chile iyo Germany ayaa ku guuldareystay wadahadal heshiis cusub ay ugu saxiixayaan kooxdooda Sida ay sheegtay Daily Telegraph.

27-sano jirkaan ayaa qandaraas kooxda orussia Dortmund waxa uu dhacayaa sanadka 2019,iyadoo kooxdiisa ay ka fakireuyso qorshe ay qandaraas cusub kaga saxiixeyso.

Ciyaaryahankaan ayaa mudada dheer waxa uu baertilmaameed u yahay kooxda ka dhisan waqooyiga London.

Arsenal ayaa u aragta bedelka Sanchez iyo Ozil oo qandaraaskooda garoonka Emirates ku egyahay sanadka 2018 ciyaaryahankaan reer Germany ee Marco Reus.