AMISOM oo dayactiraysa wadooyinka Janaale.

Ciidamada midowga Afrika AMISOM ayaa sheegay inay dayactir ku sameeyn doonaan qaar kamid wadooyinka deegaanka  janaale gobalka Shabelleda hoose.

Wadda dhexmarta degmada Janaale ee gobalka shabelle hoose ayaa waxaa xiray Geedka loo yaqaan  Geed Yahuudka waxana adag in la maro wadooyinka dhexmara  deegaanka Janaale ee gobalka Shabelle hoose.

Ciidamada midowga Afrika ee AMISOM ayaa ugu baaqay shacabka inay la shaqeeyaan Ciidamada Ammaanka.

3 2 1 9 8 7 6 5