AKHRISO: Wasiir Caadle oo xilka ka qaaday Duqa Beledweyne

Wareegto kasoo baxaday Xafiiska Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha ee DG HirShabeelle Waxaa Xilkii looga qaaday Duqii Degmada Baladweyne. Waxaana Xilkaas loo Magacaabay Md Khadar Xasan Afrax.