AKHRISO: War-murtiyeed laga soo saaray Shirka Kismaayo

Shirka Madaxda maamul goboleedyada ee ka socday magaalada Kismaayo ayaa maanta la soo gaba gabeeyo, waxaana laga soo saaray war-murtiyeed.