AKHRISO: Taliye Erag oo shaqo joojin lagu sameeyay

Madaxweyne kuxigeenka Maamulka Puntland Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar ayaa shaqada ka joojiyey Jen, Cabdulqaadir Faarax Shire (EREG) ahaa taliyaha Ciidamada Booliska Puntland.