AKHRISO: Natiijada Imtixaanka Qaran

Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ayaa shalay si rasmi ah ugu dhawaaqday natiijada Imtaxaanka Sanad Dugsiyeedka 2015-2016.

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in waxbarasho Lacag la’aan ah ay heli doonaan 10-ka Arday ee kaalmaha hore ka galay Imtixaankan.

HALKAAN HOOSE KA AKHRISO 10-KA ARDAY EE UGU SAREYSA

001 002