AKHRISO: Madaxweynaha Jubbaland oo Magacaabay Hanti dhowre

Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa magacaabay Hanti dhowraha guud ee maamulka Jubbaland ka dib Wareegto kasoo baxday Xafiiskiisa.

Madaxweynaha Jubbaland ayaa xilkaasi u Magacaabay Cabdicasiis Sheekh Dayib.