“Afarteydii wiil waxaa qorneyd in meeshaan dhecaankoodii ku baxo oo ay kudhintaan”…Aabe Jimcaale

Aabe sedeex caruur ah oo uu dhalay ay ku geeriyoodeen guri kusoo dumay ayaa ka sheekeeyey dhibaatada ku dhacday.