Abdulkadir Isse oo ku Guulaystay Wariyaha Sanadka 2020.

Risaala(Mogadishu)- Abaal Mari Sanadla ah oo mar ay qabato madasha Mogadishu Awords ayaa waxaa Sanadkan 2020 ku guulaystay Abdulkadir Isse.

Abdulkadir waxa uu kamid yahay Wariyayaasha ka howl-galo Warbaahinta Dowladda, waxa uu si gaar ah uga soo warramo Maxkamadda Ciidamada.

Maxkamadda Ciidamada ayaa xukunto Ciidamada Qalabka Sida iyo Kooxaha sida Ciidan u Abaabulan Ee Alshabaab iyo Daacish.

Waxaa tartanka kula jiray ilaa lix wariye oo warbaahinta gudaha ka shaqeeyo.