AKHRISO: Waa Immisa tirada cod bixiyeyaasha Somaliland?

Guddiga doorashada maamulka Somaliland ayaa  ku dhawaaqay tirada guud ee cod bixiyeyaasha doorashada Madaxtooyada ee dhici doona 13  November.

Tirada guud ee cod bixiyeyaasha ayaa gaareysa 704,089, oo ah dadkii qaatay kaararka aqoonsiga ee cod bixiyeyaasha.