Iska ilow Neymar kooxdiisa ayuu heshiis u saxiixi doonaa

Neymar ayaa u balanqaaday mustaqbalkiisa Barcelona dhamaadka inuu u hibeyn doono xilli ciyaareedkan, sida lagu sheegay warbixin lagu qoray waregeyska Sport.

Xiddiga Brazil ayaa wadahadalo kula jiray kooxda Catalans muddo ,iyadoo lala xiriirinayay Manchester United iyo kooxda ay isku Magaalada yihiin ee Manchester City.

Si kastaba ha ahaatee, daabacaadda wargeyska Spanish ayaa lagu sheegay in heshiis la gaaray, Blaugrana ayaa kulan la qaaday ciyaaryahankan waana ay ka dhaadhicyeen inuu sii joogo kooxda,

Waxa uu la kulmayay ado Dhaka canshuuraadka ah, lakiin Neymar ayaa hadda qarka u saaran inuu qalinka ku duugo heshiis cusub dhamaadka xilli ciyaareedkan.