RW ku xigeenka XFS oo ka hor yimid go’aan ka soo baxay Gudoomiyaha Aqalka sare

Ra’isul Wasaare Kuxigeenka XFS Saalax Axmed Jaamac  ayaa  diiday go’aanka uu guddoomiyaha Aqalka Sare uga qaaday kursigii Senitornimo , waxa uuna ku tilmaamay arintaas mid sharci darro  ah.