Ra’isul Wasaare Kuxigeenka XFS Saalax Axmed Jaamac ayaa diiday go’aanka uu guddoomiyaha Aqalka Sare uga qaaday kursigii Senitornimo , waxa uuna ku tilmaamay arintaas mid sharci darro ah.