Wararka ka imaanaya degmada Caddalle ee gobolka shabeelada Dexe ayaa sheegaya in Xiisad dagaal au ka taagan degaanka Ceel xaraf ee hoostaga degmada Cadalle ee gobolka shabeelada Dhexe .
Xiisadan ayaa ka dambeysay ka dib dagaal ka dhacay degaankaas ee hoostaga Koogaar oo ka tirsan degmada Cadalle ee gobolka shabeelada Dhexe.
Dagaal ayaa dhacay ka dib markii Ragg ka shaqeeysta Dhuxusha iyo koox kale ay dagaalameen sida uu sheegau mid ka mid ah Dad ku sugan goobta uu dagaalka ka dhacay.
Sidoo kale Colaada ka taagan nawaaxyiga degaanka koogaar ee gobolka shabeelada Dhexe ayaa la xiriirta Colaad Beeled kal hore ka dhacay degaanadas.
Dawlada Federaaka Soomaaliya iyo Maamulka Hirshabeelle ayaa loogu baaqaay in ay wax ka qabtaan colaada ka soo cusboonaatay degaanadaas



