Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Cumar Cabdirashiid, Xubno ka tirsan labada Gole ee dowladda, Diblumaasiyiin, Saraakiil Ciidan iyo Masuuliyiin tirsan Howlagalka nabad ilaalinta Midowga Afrika AMISOM ayaa ka qeybgalay Xaflad lagu dhaarinayay Saraakiil Cusub oo ku soo biirtay Ciidamada Booliska Soomaaliya.
Saraakiisha La dhaariyay ayaa waxaa dhawaan tababar usoo xeray Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.
Saraakiisha la dhaariyay ayaa sidoo kale waxa ay yihiin kuwa ka baxay Jaamacadaha Dalka oo ah dhalinyaro aqoonyahano ah.
Hoos ka Daawo Sawirada:-



