Daawo Wasiirada cusub ee maamulka Jubaland oo maanta ladhaariyey

Kismaayo-RisaalaFM- Waxaa maanta magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose lagu dhaariyey golaha wasiirada cusub ee maamulka Jubbaland .

Gudoomiyaha baarlamaanka Jubbland Cabdi Cabdirahmaan  Maxamed ayaa dhaariyey  madaxweyne ku xigeen iyo wasiirada cusub maamulka ee maamulka Jubbland.

Dhawaan madaxweynaha maamulka Jubbaland ayaa magacaabay wasiiro,wasiir ku xigeeno, wasiir dowlayaal iyo sidoo kale madaxweyne ku xigeenka jubbland15 14 13 12 11 10 9 8 7 6 5 4 3 9 - Copy 8 - Copy 13 - Copy 12 - Copy 11 - Copy