Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa xaqiijisay 65 xaaladood oo cusub oo ku saabsan Cudurka Corona Virus.
Dhammaan 65 xaaladood ayaa laga helay gobolka Banaadir iyo maamul goboleedyadda marka laga reebo Galmudug.
Warbixinta COVID-19 ee Soomaaliya maanta.
Laga Helay: 65
Koofur Galbeed: 24
Somaliland:14
Benadir: 13
Puntland:13
Jubaland:1
Lab: 41
Dhedig: 24
Bogsasho: 5
Dhimasho: 1
Tirada Guud Laga Helay: 1,284
Bogsashada Guud: 135
Dhimashada Guud: 53



