Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya ayaa waxa ay maalmihii ugu dambeeyay ay degmada Aadan-yabaal kula dagaalamayeen ururka Al-shabaab.
Gudoomiyaha degmada Aadan-yabaal Maxamuud Sheekh Xasan oo la hadlay Idaacadda Risaala ee magaalada Muqdsiho ayaa waxa uu sheegay in hada ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ay ku hareereysan yihiin degmada Aadan-yabaal.


