Hey’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa baahisay sawirka Cabdullaahi Xasan Cabdi Cosoble ( Wadaad), oo ay si weyn ay ugu raad-joogto, kaas oo ah sarkaal Al-Shabaab u qaabilsan Baada Gobolka Banaadir.
War-saxaafadeed ka soo baxay NISA ayaa la sheegay in qofkii ninkaas xog ka keena loogu balan-qaaday in la sii doono abaalmarin lacageed oo aysan sheegin hay’addu.
Sidoo kale qoraalka ayaa waxaa digniin loogu diray dadka ku howlan in ay la shaqeeyaan sarkaalkan ay baadi goobayso hay’adda Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka.
Qoraalka ay soo saartay Hay’adda NISA ayaa u qornaa sidan:-



