Maamulka Jaamacadda Banaadir oo Ceyriyay 20 Arday

Qoraal kasoo baxay Maamulka Jaamacadda Banaadir oo lagu sheegay: ‘Go’aanka Rasmi ah ee Jaamacadda kaga aadan dhacdooyinkii shalay iyo maanta’ ayaa lagu sheegay in ardayda jaamacadda laga ceyriyay ay ka hor yimaadeen dhaqan gelinta amarrada Wasaaradda waxbarashada iyo habsami u socodka waxbarashada Jaamcadda.
LIISKA ARDAYDA LA ERYAY