Daawo:-Soomaali bilaawday inay cabsi ammaan uga soo cararaan dalka Koonfur Afrika(Warbixin)

Dalka koonfur Afrika waxaa uu ka mid yahay dalalka ay Soomaalida Ganacsi ahaan u tagaan gaar ahaan dhalinyaro ka Shaqeeysata, hayeeshee waxaa ay had iyo jeer kala kulmaan dhibaatooyin kala duwan oo dil uu weyn yahay.

Dhowrkii sano ee la soo dhaafay waxaa dalka koonfur Afrika lagu dilay dhalinyaro Soomaali ah, qaar waa la dhaawacay halka qaarkood hantid ay muddo farabadan tacbayeen la boobay, waxaana taasi ay sii xoojisay walwalka ay qabaan Soomaalida.

Halkan ka Daawada Warbixin oo dhameystiran