Guddiga Doorashada Hirshabeelle oo shaaciyay Guddiga soo xulaya ergada labo Kursi

Guddiga Hirgalinta Doorashada Hirshabelle waxa uu shaaciyey Guddiga Xulista Ergada (GXE) iyo Jadwalka cusub ee labada kursi ee hoos ku xusan

✅HOP#019
✅HOP#059

Dorashadda labadaas kursi ayaa la Qaban Doona 02/04/2022: