Wararka naga soo gaaraya degmada Kaxda ayaa sheegaya in qarax uu ka dhacay degmada Kaxda ee gobalka Banaadir.
Sidoo kale qaraxyo ayaa laga maqlay qeybo ka mid ah degmooyinka ee gobolka Benaadir.
Sidoo kale rasaas ayaa xigtay qaraxa inkasta oo aan wali wax faahfaahin ah laga hayn sida dhabta ah ee ay wax u dhaceen.
Faahfaahinta wixii soo kordha kala Risaala.net



