Jabhada Tigree ee ka dagaalanta dalka Itoobiya ayaa la xaqiijiyay in ay dib u qabsatay magaalada Mekelle oo ah Caasimada Tegree.
Itoobiya ayaa u muuqato in ay gashay marxalad cusub kadib markii ay xoogeesteen dagaalada ka socda dalkaas.
Warbaahinta dalka Itoobiya ayaa shaacisay in dagaal xoog leh ka dib ay si buuxda ula wareegeen.
Jamhadda TPFL ayaa maalmihii lasoo dhaafay soo rogaalcelisay ka dib markii dhawaan laga qabsaday inta badan magaalooyinka.




