Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahisay kiisaskii ugu dambeeyay ee cudurka karoonaha ee laga helay Soomaaliya.
Tirada 48 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 1,671
o Laga Helay: 245
o Puntland: 111
o Somaliland: 78
o Jubbaland: 15
o Hirshabelle: 14
o Banadir: 14
o Galmudug: 13
o Lab: 156
o Dhedig: 89
o Dhimasho: 10 (Somliland: 8, Puntland:2)
o Bogsashada: 107
Tirada Guud ee Laga Helay: 13,324
Bogsashada Guud: 5,518
Dhimashada Guud: 678



