Banaanbax ka dhan ah dowladda oo Muqdisho ka dhacay

Banaanbax lagu taageerayo Saadaq John, ayaa ka bilowday xaafadda Shiirkole ee degmada Hodon.

Boqolaal Shacab ah ayaa ku dhawaaqay Erayo ka dhan ah Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday.

Dowladda Soomaaliya, ayaa ciidamo diray xaafadaha qaar oo lagu arkay caaway.

Qaar ka mid ah Shacabka ayaa sheegay in Wadooyinka qaar ay dowladda Soomaaliya ka xirtay.