Tirada dadka u dhintay cudurka Karoonaha oo gaartay 668 oo qof

Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahisay kiisaskii ugu dambeeyay ee cudurka karoonaha ee laga helay Soomaaliya.

Tirada 48 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 1,906

o Laga Helay: 242

o Somaliland: 111

o Puntland: 75

o Koonfurgalbeed: 16

o Hirshabelle: 12

o Galmudug: 11

o Jubbaland: 10

o Banadir: 7

o Lab: 127

o Dhedig: 115

o Dhimasho: 14 (Somliland:10, Galmudug:2 Banadir:2)

o Bogsashada: 67

Tirada Guud ee Laga Helay: 13,079

Bogsashada Guud: 5,411

Dhimashada Guud: 668