Wasaaradda Caafimaadka dowlada Soomaaliya ayaa faahfaahisay Wararkii ugu dambeeyay Cudurka COVID 19 ee Soomaaliya.
Wasaaradda Caafimaadka ayaa sheegtay in maanta guud ahaan Cudurka laga helay 138 ruux oo ku sugan , islamarkaana ay sare u sii kacayaan kiisaska cudurka Karoonaha.
Tirada 24 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 1,178
o Laga Helay: 138
o Banadir: 117
o Somaliland: 10
o Koonfurgalbeed: 6
o Hirshabelle: 3
o Galmudug: 2
o Lab: 89
o Dhedig: 49
o Dhimasho: 5
o Bogsashada: 1



