Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay Xaaladihii ugu dambeeyay ee Cudurka Covid 19.
Wasaaraddu waxaa ay shaacisay 81 xaaladood cusub ee Covid-19,taasi oo tirada guud ka dhigaysaa 1,170 oo kiis dadka uu soo ritay xanuunka Corona Virus.
12 May 2020: Warbixinta COVID-19 ee Soomaaliya.
> Laga Helay: 81
> Benadir: 44
> Jubbaland: 24
> Puntland: 6
> Somaliland: 5
> Hirshabelle: 2
> Lab: 50
> Dhedig: 31
> Bogsasho: 5
> Dhimasho: 0
——————————–
> Tirada Guud Laga Helay: 1,170
> Bogsashada Guud: 126
> Dhimashada Guud: 52



