Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay Xaaladihii ugu dambeeyay ee Cudurka Covid 19.
Wasaaraddu waxaa ay shaacisay 54 xaaladood cusub ee Covid-19,taasi oo tirada guud ka dhigaysaa 582 oo kiis dadka uu soo ritay xanuunka Corona Virus.
29 April 2020: Warbixinta COVID-19 ee Soomaaliya
> Laga Helay: 54
> Benadir: 54
> Lab: 40
> Dhedig: 14
> Bogsasho: 1
> Dhimasho: 0
——————————–
> Tirada Guud Laga Helay: 582
> Bogsashada Guud: 20
> Dhimashada Guud: 28



