11 Shuruudood oo lagu xiray Ardayda galeysa Imtixaanka dowladda

Wasaaradda waxbarashadda hiddaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay sharuudaha iyo tilmaamaha looga baahan yahay inuu soo maro ardeyga ka qeyb galaya imtixaanka shahaadiga.