DHAGEYSO: 10 bil kadib ma jiraa agaasime Wasaaradeed oo tartan ku yimid ?

Bishii October ee sanadkii lasoo dhaafay ayaa xukuumadda Soomaaliya waxay sheegtay in tartan loo gali doono, xilka agaasimayaasha Guud ee wasaaradaha xukuumadda Soomaaliya.

Agaasinka wasaaradda waa shaqsigga fuliya howlaha iyo siyaasadda wasaaradda oo  ay dajiyaan wasiirka, ku xigeenka iyo wasiiru dowlaha isaga oo kaashanaya shaqaalaha wasaaradda.

14 October ee sanadkii tagay ayaa ra’iisul wasaare Kheyre wuxuu magacaabay guddi ka koban 11 xubnood oo la soconayo tartan loo galayo xilalka 26 agaasime guud ee wasaaradaha xukuumadda.

Warbixintan waxaa inooga diyaariyay Wariyaha Risaala, Maxmed Ciise Maxamuud:-