Yuu Ku Eedeeyay Guuldarradii Kooxdiisa Pep Guadiola?

Tababare Pep ayaa diiday inuu eedeeyo kooxdiisa inkastoo guul darro xooggan ay kala kulmeen kooxda Leicester City oo kaga badisay 4-2

“Kooxaha Ingiriiska waxa ay ku wngsn yihiin kubadaha rogaal celiksa waxaana taasi marqaati ka ah goolkii labaad ee Leicester City dhalisay”.

 “Daafaceyga waa uu fiicnaa biloowgii xilli ciyaareedkaan balse ma canaanayo halmar uun oo ay wax ka qaldameen” ayuu sii raaciyay Pep

”Weli kubadda cagta Ingiriiska waan la qabsanayaa ,waxaana u baahanaahay waqti”ayuu ku soo koobay hadlkiisa  macalin reer Spain ee Pep