Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Odawaa Yuusuf Raagge oo Maanta ka jawaabayey su’aalo ay weeydiinayeen Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa ka hadlay Cidda bixisay Amarka ilaalada looga reebay Xildhibaannada gelaya Madaxtooyada.
Hoos Ka Daawo Odawaa oo Su’aalaha ka jawaabayey oo cadeeyey cidda bixisay Amarkaas.



