
Ciyaar xiiso badan oo dhex martay xulalka ku jira Groupka C ee ciyaaraha koobka dunida ayaa goordhowayd soo dhamaatay.
Ciyaartii dhexmartay xulalka Argentine iyo Poland ayaa ku soo dhamaatay 2:0 oo ay guushu ku raacday xulka Argentine.
Halka ciyaartii dhexmartay xulalka Sucuudiga iyo Mexico ay iyana ku dhamaatay 2:1 oo ay guushu ku raacday xulka Mexico.
Sidaasna waxaa wareega 16-ka ugu soo gudbay xulalka Argentine iyo Poland.


