Xukuumadda Soomaaliya oo soo saartay Amar ku socda Shaqaalaha Dowladda

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Soomaaliya ayaa ku wargelisay dhammaan Hey’addaha kala duwan ee dowladda Federaalka in shaqaalahooda ay qaataan Tallaalka COVID-1.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda oo uu ku saxiixan yahay  Agaasimaha Guud ee Wasaaradsa ayaa sidoo kale la faray Guddiga Qaranka Shaqaalaha rayidka inuu kala shaqeeyo Wasaaradda Caafimaadka sidii Tallaalka u qaadan lahaayeen.

Hoos Ka Akhriso Qoraalka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya.