Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa bayaan ka soo saaray shirka Shidaalka Soomaaliya ee lagu waddo in uu maanta ka furmo Magaalada London.
Xisbiga ayaa walaac ka muujiyay Tilaabadda lagu suuqgeynaayo Shidaalka Soomaaliya , xilli ay wali ay qabyo yihiin Sharciyadda loogu tala galay Shidaalka.




