Real Madrid ayaa lala xiriirinayaa in ay u dhaqaaqo saxiixa Dele Alli oo katirsan kooxda Tottenham si ay u geyso garoonka Santiago Bernabeu.
rajada Alli uuu ugu saxiixayo kooxda reer Spain ayaa macquul ay ka dhigtay Marca oo sadaalisay in ciyaaryahanka khadka dhexe uu noqon doono mid ku guuleysta Madrid,
Laakiin Marca ayaa muddo dheer sadaalisay in ay u qadan karto Madrid in ay keento Dele Alli.


