Goolhayaha kooxda Liverpool Simon Mignolet ayaa dukaan lagu iibiyo kafeega waxa uu ka furtay magaalada uu ku dhashay ee Sint-Truiden ee dalka Belgium.
Goolhayihii hore ee Sunderland ayaa ku bilaaabay xaflada furitaanka 22 Coffee’ tiradaas oo ah maaliyada uu u qaato kooxdiisa Reds iyo xulka qaranka Belgium.
Mignolet ayaa iska leh maaqayadaan lagu iibinayo kafeega, ciyaaryahanka ayaan kasoo muuqan kulamadii isreebreebka koobka adduunka xulkiisa Belgium ay la ciyaareen Bosnia iyo Gibraltar.
Goolhayaha Chelsea Thibaut Courtois ayaa shabaqa ilaashaday dhamaan kulamadaas, iyadoo xulka Roberto Martinez lix dhibcood qaateen labadaas kula


