Xiddig Ka Soo Ciyaaray Premier League Oo Geeriyooday Ka Dib Markii Uu Ka Soo Dhacay Jaranjarada Baar Khamriga Lagu Cabo

Halyeeygii kooxda Cardiff City Peter Whittingam ayaa geeriyooday isagoo ay da’diisa aheyd 35 sanno jir.

Xiddigii hore ee khadka dhexe ayaa cusbitaal loola cararay maalintii Sabtida ee 7dii bishii March ka dib markii uu dhaawac halis ah ka soo gaaray madaxa isagoo ku dhex dhacay baar khamriga laga cabo.

Waxaa la rumeysan yahay inuu ka soo dhacay jaranjarada ama salaanka baar khamriga lagu cabo taasoo keentay in dhaawac culus uu ka soo gaaro madaxa.

Whittingham oo dhaliyay 98 gool 459 kulan uu u saftay Bluebirds ayaa dunida uga tagay labo caruur ah iyadoo xaaskiisa oo lagu magacaabo Amanda ay haatan caloosha ku sido canugoodii seddexaad.