Kooxda Kubadda Cagta ee Man United ayaa u safri doonta Magaaladda London si ay ula ciyaarto kooxda West Ham kulan ka tirsan todobaadkii 6-aad ee horyaalka Premier League kulan ka dhici doona garoonka London Stadium.
Kooxda Man United ayaa booqan doonta West Ham oo ay farqiga goolasha kaga dambeeyaan xilli ayna West Ham guuldaro la kulmin tan ilaa kulankii ugu horeeyay ee premier League.
Tartanka Preimer League
West-Ham United Vs Man-United
Waqtiga 04:00 Galabnimo
Garoonka London Stadium



