Wax ka ogoow lliiska Xidigaha soo wada maray Chelsea iyo Real Madrid

Ku Biiritaanka Higuain Ee Kooxda Chelsea waxa ay Rikoor hor leh u sameensay kooxaha Chelsea Iyo Real Madrid Waxa uuna Noqday Xidigii 14-aad ee soo wada mara labada kooxood.

Liiska Ciyaartooyda soo wada Maray Real Madrid Iyo Chelsea:

  1. Geremi

2. Makelélé

3. Panucci

4. Diarra

5. Anelka

6. Robben

7 .Essien

8. Carvalho

9 .Eto’o

10 .Alonso

11 .Morata

12. Kovacic

13. Courtois

14. Higuaín