Wasiirkii Wasaarada Beeraha Hirshabeelle oo xilka laga qaaday & Wasiir kale oo la magacaabay

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha  Dawlad goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa xilka looga qaaday wasiirka wasaarada Beeraha  iyo  Waraabka ee Hirshabeelle Maxamed  Cali Faarax Waxaana Xilka wasiirka wasaarada Beeeaha & Waraabka ee Dawlad  goboleedka Hirshabeelle loo magacabaay Mudane Maxamed Sheekh Maxamuud  Yusuf  oo ah Aqoon  yahan la soo shaqeeyay hay’adaha Samo Falka ee ka Hawlgala degaannada dawlad goboleedka Hirshabeelle.

Halkan Hoose ka Akhriso Wareegtada  :