Dhageyso: Wasiirka Amniga Hirshabeele ayaa cabasho u diray Golaha Aqalka sare.

wasiirka Amniga Hirshabeele ayaa cabasho ku aadan ka bixitaanka ciidamada AMISOM ee deegaanada Hirshabeelle u diray Golaha Aqalka sare.

Halkan ka dhageyso warbixin ku saabsan.