Wasiir ka tirsan dowladda oo kusoo baxay doorashada ka socota Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareye ayaa kusoo baxay doorashada gobolada Waqooyi ee ka socota Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.

Wasiirka Maareeye ayaa waxaa la tartamayay Axmed Maxamed Cumar.

Wasiir Mareeye ayaa helay Codad Gaaraya 51

Halka Axmed Maxamed Cumar uu helay 0

Wasiir Maareye ayaa xaqiijiyay kamid noqoshada Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya.