Wasiir Fowsiyo oo Ballanqaaday u sameysay Arday Baratay Caafimaadka

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya, Drs Fowziya Abiikar Nuur ayaa sheegtay in ay Garab istaagayaan ka wasaarad ahaan, Arday Maanta ka Qalin jebisay Jaamacadda cilmiga caafimaadka Soomaaliya ee Recep Tayyip Erdogan.

Drs Fowziya ayaa si weyn u dhiirri gelisay Ardayda waxanay u sheegtay in aysan ka wal welin shaqo,  oo ay wasaaradda caafimaadka Soomaliya u heellan tahay mar walba, qeybna ka noqon doonaan hannaan wenaagga caafimaadka Soomaliya.

Safiirka Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Mr; Kani Torun,Rektör, Sağlık Bilimleri Üniversitesi iyo sidoo kale Prof; Dr; Kadriye Kart Yaşar, oo goobta ku sugnaa ayaa amaanay heerka wax barasho ee Ardayda.

Adradaydan oo ay tiradoodu ahayd 58, ayaa ahaa dufcaddii ugu horreysay ee ka aflaxda Jaamacadda cilmiga caafimaadka Soomaaliya, iyagoo wax ka bartay qeybaha kala duwan ee Jaamacadda.

Jaamacadda cilmiga caafimaadka Soomaaliya, oo la furay Sanadkii 2016 -kii, ayaa waxaa fekerkeeda  iyo qorshaha lagu hirgeliyayba lahaa Madax weynaha Dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan.

100% Pass Rate CISSP Exam Collection For ISC Certification

Singing and saying Last year we ate a sweet potato Now we think of it. The brother in law of the CISSP Exam Collection melon is superimposed on ISC CISSP Exam Collection a snowy snow, Certified Information Systems Security Professional ISC CISSP Exam Collection so this http://www.passexamcert.com new year is extraordinarily prominent, ISC CISSP Exam Collection strong, ISC Certification CISSP fresh and a little red in the mountains. Then began to tremble and fear in the autumn days. Ming Yu immediately flew his eyebrows and smiled Da, I admire you the most decisive. At ISC CISSP Exam Collection that time, the village also mixed the soy sauce and vinegar in a bottle.

CISSP Exam Collection Now is the fifth Li Wuna buckled. Li Si s ISC CISSP Exam Collection voice is Certified Information Systems Security Professional hoarse, ISC CISSP Exam Collection but gentle. Finally, a low baritone broke the silence I ISC Certification CISSP Exam Collection know ISC CISSP Exam Collection what can ISC CISSP Exam Collection be restrained. I took the ISC Certification CISSP dog to pay the debt.

However, probably because ISC CISSP Exam Collection of too many yes to Wu Zhou, Certified Information Systems Security Professional she always said no , no , no to other boys. With ISC Certification CISSP a touch ISC CISSP Exam Collection of eye shadow, the round face was also covered with a faint blush, which made her a blush on her white face. Everything is like yesterday. The man who talked with Ruo Fen saw this situation and sneaked away. Axiang knows CISSP Exam Collection that this may CISSP Exam Collection be the mayor that Ruofen looked for.