Wasiir dowle ka tirsanaa Xukuumadda Kheyre oo Iscasilay

Wasiir Dowlihii Wasaaradda Howlaha Guud ee Xukuumada Soomaaya Axmed Cabdi Kaariye ayaa hadda ku dhawaaqay inuu Xilkaasi iska Casilay.

Qoor Qoor oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa sheegay in uu yahay Musharaxiinta u taagan Xilka Madaxwaynaha Galmudug.

Qoor Qoor ayaa ka mid ah Shaqsiyaadka dowladda dhexe ee ay waddo ee sidda aadka ah loo hadal yahay maalmihii lasoo dhaafay.

Labo Wasiir dowlo ka mid ah Xukuumadda Kheyre ayaa ka mid ah Musharaxiinta xilka Madaxweynaha Galmudug.