WARBIXIN: Shantii Kulan Ee Taariikhda Ugu Weynaa Kulamada Loo Yaqaano Boxing Day Premier League

maalinta Boxing Day ayaa kamid ah maalmaha ugu weyn xili ciyaareedkasta oo ay isku diyaariyaan 20 kooxood ee dheela Horyaalka Premier League.

Mudada lagu jiro fasaxa Christmas, Horyaalka Ingiriiska ayaa waxaa laga dheelaa kulamo loo yaqaano maalmaha feerka oo ah 3 kulan oo todobaad gudihiis la ciyaaro.

Inta lagu jiro xafladaha ciida gaalada, Horyaalka Ingiriiska ayaa kooxdiisa ay ka faa’ideystaan iyagoo ciyaara kulamo badan oo xiriir ah.

26-ka December, sannad kasta, inta badan qaar ka mid kooxaha waaweyn ayaa ciyaaro kulamo badan oo xiriir ah laakiin xusuusta taageerayaasha kama go’in 5 kulan oo kamid ahaa kulamada Boxing Day Premier League kuwaasoo xitaa dagaal uu ka dhacay.

Haddaba haalkan hoose ka aqriso kulamadaasi iyo kooxaha ay u dhaxeeyeen.

#1 The Boxing day of 1963

Kulamadii Boxing Day ee maalintaas ayaa la isaga dhaliyay goolashii ugu badnaa iyo natiiijooyinka kooxaha ay noqdeen sidan

 

#2 Chelsea 4-4 Aston Villa, 2007

#3 Manchester United 4-3 Newcastle, 2012

#4 Coventry City 3-2 Arsenal, 1999

#5 Sheffield Wednesday 3-3 Manchester United, 1992