Gudoomiyihii baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ku dhawaaqay in uu iscasilay ka dib markii uu muran badan ka dhashay Mooshinkii ay ka keeneen tiro Xildhibaano ah.
Haddaba hadii Jawaari Baxay Maxaa horyaalla Baarlamaanka Soomaaliya oo shaqooyin ah Warbixintaan waxaa nooga diyaariyay Maxamed Cabdi Cali.